Maxaa ka jira in la soo furtay Haweeney Jarmal ah oo lix bil ka hor Muqdisho laga qafaashay?

Warar aan si rasmi ah loo xaqiijin oo ay tebinayaan qaar ka mid ah Idaacadaha Muqdisho  ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan dowlada federaalka Soomaaliya ay xalay soo furteen Haweeney u dhalatay dalka Germany oo bishii 5aad ee sanadkan laga afduubtay Magaalada Muqdisho. Idaacadda Mustaqbal oo ku taalla Muqdisho oo soo xiganeysa saraakiil aysan magac … Continue reading Maxaa ka jira in la soo furtay Haweeney Jarmal ah oo lix bil ka hor Muqdisho laga qafaashay?